Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la filayo in ay dhacdo 28-ka bishan. Diiwaan galinta musharaxiinta ayey guddigu sheegeen in ay bilaabaneyso 22-ka bishan oo maanta ku beegan ayna ku egtahay beri oo jimco ah, waxa ay sidoo kale guddiga shaaciyeen in hadal … Continue reading Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lasoo saaray (Akhriso)